Sida dukaanka loogu wadaago TikTok
Muuqaal ayaa halkan yimaan doona dhawaan.
1
Linkiga geli bio-gaaga
TikTok → Profile → Edit profile → Website: geli suuqakici.com/dukaankaaga. Facebook iyo Instagram-na sidaas oo kale.
2
Live kasta ku sheeg linkiga
Markaad live ka iibinayso, ku celi: 'Linkiga bio-gayga ayaa ku yaal — halkaas ka dalbo, lacagtana EVC ku bixi.' Dadku waxay dalbadaan meesha ugu fudud.
3
Wadaag alaab gaar ah
Alaab kasta waxay leedahay batoon 'La wadaag'. Linkigu wuxuu la yimaadaa sawir qurxoon oo tusaya alaabta iyo qiimaha — WhatsApp, TikTok iyo Facebook dhammaan si fiican ayey u muujiyaan.